Wasiirka wasaarada arimaha gudaha soamliland maxamed kaahin oo ka hadal dagaalka u dhexeeya labada beelod ee wada daga

Filed under: Wararka |

XUKUMADA SOMALILAND OO QAADAY TALAABO LAGAGA HORTAGAAYO DAGAALKA LABADA BELOOD KU DHEXMARY DARARWEYNE

wasiirwasiirka oo halkaa tacsi ugu diray dhamaan dadkii ku geeriyooday dhacdadaasi

isaga oo sheegay inay soo noqono tay colaadasi tana tahay tihii ugu xumayd lamana filay maanta runtii inay soo noqonayso waliba khasaare intaa leeg wax bili aadan ku filayay maha waxaan leenahay deeganka labada dhinacba lagama maarmaan wax nolasha bini aadan kan wax khasab inagu wada ah ina shaqaqadani halkaasi ku ee kato oo colaad danbe oo sababta dhimasho iyo dhawac danbe inaan la samayn wayo waa dhimasho iyo dhawac fara badan ilaa tiro 50ka yar ayaa dhawac iyo dhimashaba leh aqli maha macquulna maha dareenka binu aadmiguna sida uu u dhanayahay hadii maanta la yidhado maxay ku dhinteen  dadkaasi kuwa kalana ku dhawacmeen cid ilahay abuurtay oo sababay naysaa  ma jirto wayo markay wax  dhacaayan waa inay sababa heeda lahaata taasi wax ay tusaysaa oo gidegeen inoo wada cadaynaysaa inayn ku dhicin aqli saliima lama odhan karaayo labadaa beelo0d sida ay u wada tagan yihiin iyo sida ay xididka u wada yihiin waxay ila tahay inayna jirin somaliland laba qoys oo sidaa u wada  dagan waxaan u malaynayaa somaliyadii horan laga heli maayo la odhan kari maayo markaa dadkii wayeelka lahaa iyo dadkii aqliga lahaa intay fadhiisteen oo taliyeen ayay sidaa go aan ku gaadheen lakiin wax cad dadkii nabada jecelaa dadkii wayeelka ah dadkii waxgaradka lahaa inay ka xoog roonadeen dadkii balayo abuurka ahaa oo  dabadee arintan colaada sidan loo abaabu leen maantana ay halkaa tagan tahay labada dhinacba waxaan ugu baaqayaa in la tajiyo colaada in dadka dhibka laga daayo meesha lagu dagaalamaya waa beelihii abaarntii ugu darnayd ay ku dhacday  waa beelihii hodanka ku ahaa xoolaha nool waa meelihii ay khasaaraha faraha badan ay ku gaadheen xoolaha hadhaagii ka soo samata baxay abaartii imika dhawrka sano ina haysay maantan colaadan la dhex  dhigay taa waxan leenaay arinkaa hala joojiyo wax kalaan ugu baaqaynaa in dadka odayaasha ah dadka waayelka ah dadka wax garadka ah inay la shaqeeyan talaaboyinka lagu xasilinayo nabad galyada ciidamadii qaranka waa la geeyay way joogan madaxwayne ku xigeenku areeryada ayuu jooga colays xoog leh ayaa xukumada la saaray arintaa

markaa waxaan leenahay mar hadii nolashiina binu aadmigu xaga ilahay iskaga xidhanteen wax loo bahan yahay in wax intaa ka badan binu aadmiga dhawac loo gaysan waxaan jecelnahay markaa bacdamaa dhacdadaasi soo noqo noqotay bahdamaa xasaaro bana oo hore jiray bahdamaa ka maanta dhanacay kuwii hore iskaga khaaso badan yahay khasab wax inagu ah in nabad galyada la xasiliyo oo talaabo adag laga qaado markaa waxaan leenahay gacan ha lasiiyo ciidmada qaranka oo imika nabad ilaalinta halkaa u jooga talaaboyinka ay qaadayn gacan ha lagu siiyo

dadkan ha laga daayo dhibka matadeen iyo caruurta

Posted by on January 23, 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *