Qaab Noocma ah ayuu Kyle Walker Ku Qaatay Kaadhka Cas ah BY.Khadar-Dhambaal

Filed under: Ciyaaraha |

Kyle Walker was sent off during the first half of Manchester City against Everton 

21,08,2017,Salasa(S.P.COM) Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Man City ee Kyle Waler ayaa durba kulankiisii ugu horeeyay ee uu ku ciyaaro Etihad kulan horyaalka ah kaarka cas ku qaatay.

Walker ayaa ciyaarta laga saaray daqiiqadii 44-aad kadib markii kaarkii 2-aad ee digniinta ahaa la siiyay kadib markii uu khalad galay.

Xiddigan reer England oo kooxda Citizen ku soo biiray xagaagan ayaa kaliya 44 daqiiqo oo kaliya ku ciyaaray garoonka kooxdiisa.

Posted by on August 22, 2017. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *