Kulmiyow Is Maroorshe Yaad Mujaahid u Ahayd, Waa Gabay Dhaliilo Iyo Su’aalo Ka Kooban Oo Kulmiye Lagu Ganay.

Filed under: Sugaanta,Wararka |

abwaanad Caasha Dacar ibraahim oo ka tirsan xisbiga muucaaradka ah ee Waddani Ayaa Gabay Su’aalo U Badan Fariin ugu dirtay Xisbiga Kulmiye.

Abwaanad caasha oo ka Hadlaysay Xaflad lagu Soo Dhawaynayey Taageerayaal ku so Biiray Xisbiga Waddani Ayaa sheegtay In Muuse Bixi Kaligii aanu Sheegan karin oo ragii Ka Mujaahidsanaa ay Maanta Waddani Ku Jiraan.

halkan ka Daawo Gabayga

 

Posted by on September 24, 2017. Filed under Sugaanta, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *