Home » Archives by category » Science
Ramadaan Kariim Dhamaan Yaa Muslimin. Saaxil Press..

Ramadaan Kariim Dhamaan Yaa Muslimin. Saaxil Press..

Dhamaan Musliminta gaar ahaan Soomaalida waxaan ugu hambalyeyneynaa Curinta Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Kariim.. Waa Bil lagu xusuusto waayo badan iyo dhacdooyinbadan . Waa bishii  uu soo dagay Qur’aanka kariim ah,Caziizka ah, Kalaamka Allahii ina abuuray.. Waa bishii Qur’aanka la akhrin lahaa , La xifdin lahaaa. Waa bishii Wax labixin lahaa, Lagarab Istaagi Lahaa Masaakinta. […]