Home » Archives by category » feature » Wararka
Daahir Rayaale Kuma Ololeyn Erayarada ah “Dooro Hogaan Go’aan leh” iyo Horaa Loo Soconayaa”EX: Gudoomiye mustafe shiine

Daahir Rayaale Kuma Ololeyn Erayarada ah “Dooro Hogaan Go’aan leh” iyo Horaa Loo Soconayaa”EX: Gudoomiye mustafe shiine

Gudoomiyihii Gobolka Maroodi jeex Ee Xukuumadii Siilaanyo Mudane Mustafe Cabdi Ciise (shiine) oo kamid ahaa Masuuliyiintii Laydha Qabyaaladu Qaadatay Xiligii Kaanbaynka Ee ugu Danbeeyey  kuna Biiray Xsbiga Waddani  ayaa Dhaliishii Gudoomiyihii ugu mudada dheeraa Golaha wakiilada Dusha ka saaray madaxwaynaha Dhawaan la doortay Ee Muuse Biixi Cabdi  Dhaliisha mustafe shiine ayaa u muuqata ruxruxasho siyaasadeed […]

Daawo : Somaaliland Oo Ka Hadashay is Casilaada Raysalwasaaraha EThiopia”

Haragaysa(SP)Wafti Uu Hagaaminaayo Safiirka Somaaliland U fadhiya dalka ithoipia oo soo Gaadhay  magaalada Hargaysa  ayaa sheegay inaanay waxsaamayn ah ku yeelan Dooni Somaaliland iscasilaada Raysalwasaaraha ithoipai

Continue reading …
Khilaaf Xoogan Oo ka Dhex Qaraxay Gudoomiyaha Haa’yada shaqaalaha iyo Gudoomiyayaasha Labada Aqal Ee Guurtida iyo Wakiilada Somaaliland

  Haragaysa(saaxilpress):-Gudoomiyaha haayada shaqaalaha oo laga qaban waayey  warqadii ogaysiiska ee tira koobka shaqaalaha labada Aqal. Waxaa Maalintii Shalay Kulan Xasasiya Oo Saddex Geesood Ahi Dhexmaray Saddexda Gudoomiye Ee Wakiilada .Guurtida iyo Haa’yada Shaqaalaha Dawlada Somaaliland”   Mudane : Saleebaan Maxamuud Aden. Mudane : Baashe Maxamed Faarax iyo Mudane : Sharma’ake Geele Sida Ay iLa […]

Continue reading …
Daawo:-Xohayihii Hore Ee Dawlada Hoose Oo Gole Baladhan ku Gar Naqsaday Fariin Miisaamana Bulshada Hargaysa U Diray”

Hargaysa(SP)Hadii Aanay Dawlada Dhexe Hoos U Eegin Musuqmaasuqa Uu Xoghaye Cali Aadan Cawaale Tilmaamay Waxay Muujinaysaa in Dawlada Dhexe Raali Ka tahay Boobka Maayirka Hargaysa  Taasina Waxay Caqabad Muuqata ku Keeni Doontaa Isku Kalasoonaanta Bulshada Caasimada Hargaysa”

Continue reading …
Daawo: Hadalkii uu Maayirka C/raxmaan Solteco  Waxa uu ka dhignaa ”  Dib u soco Hore u soco  La Da’a weeyi Taagnida”

Hargaysa(SP):-Hadalkii uu Maayirka Caasimadu ka jeediyey Xafladii Xilwareejinta Xoghayihii Hore iyo Xoghayaha Cusub Ee Dawlada Hoose waxa uu Ahaa”  Dib u soco Hore u soco  La Da’a weeyi Taagnida” Waxa uu Markhaati u Ahaa Fadhiidnimada Dawlada Hoose Ee wakhtigan Waana Caqabad Bulshada Horagysa  Hortaagan oo Uu maayirku Gadhwadeen ka yahay”

Continue reading …
Xukuumadda Oo Bilawday Diiwaan Gelinta Shaqaalaha Ajanabiga Ah ee Somaliland Ku Sugan”

Hargaysa(SP):-Wasaarada shaqada iyo Shaqaalaysiinta  Somaaliland Oo Bilawday Diiwaan Gelinta Shaqaalaha Ajanabiga Ah Ee Somaliland Ku Sugan

Continue reading …
Qarax ka dhacay Kabul oo Dhimashadu  kor u dhaaftay 90….BY.khadar-Dhambaal

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay caasimada Afqaanistaan ee Kabul ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan 95 qof. Sida ay sheegeen saraakiisha dalka Afqanistaan qaraxa ayaa waxaa sidoo ku dhaawacmay dad gaaraya 158 qof. Kooxda weerarka Fulisay ayaa adeegsaday gaari ah nooca gurmadka degdega ah oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa. Ka hor weerarka ayaa […]

Continue reading …
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha soamliland maxamed kaahin oo ka hadal  dagaalka u dhexeeya labada beelod ee wada daga

XUKUMADA SOMALILAND OO QAADAY TALAABO LAGAGA HORTAGAAYO DAGAALKA LABADA BELOOD KU DHEXMARY DARARWEYNE wasiirka oo halkaa tacsi ugu diray dhamaan dadkii ku geeriyooday dhacdadaasi isaga oo sheegay inay soo noqono tay colaadasi tana tahay tihii ugu xumayd lamana filay maanta runtii inay soo noqonayso waliba khasaare intaa leeg wax bili aadan ku filayay maha waxaan […]

Continue reading …
Shirka Golaha Wasiirada Somaliland Oo Lagaga Hadlay Xaaladda Deegaanka Tuka-raq

Hargaysa(sp) shirkii khamiislaha  ahaa Ee Golaha wasiisrada Xukuumada somaaliland oo Ahaa Shirkii saddexaad Ee Ay Yeeshaan Golaha Wasiraaradu Ayaa Waxaa Ka Soo Baxay Goaamo Shacabku Ay Kudiirasadeen 

Continue reading …
Daawo: Puntland Lama Aqoon iyo Xarfahan Haatan Soo Baxay “Suldaan suleebaan

Daawo: Suladaan Suleebaan  Cali ismaaciil Oo Kamida ah Madaxdhaqameedka Ugu Magaca Dheer Somaaliland  Ayaa Farta Ugu Fiiqay Maamuulka Somaalia Xuduudaha Iyo Sida Ay Ku Dhisanyihiin  Una Caqli Celiyey Maamulka Farmaajo  Sidoo Kalan La Dardaarmay Shacabka Somaaliland Ee Dagan Deegaanada Bariga somaaliland”

Continue reading …
Page 1 of 130123Next ›Last »