Home » Archives by category » feature » Sugaanta
xisbiga waddani Iyo Hees waqiilka dayaa
Kulmiyow Is Maroorshe Yaad Mujaahid u Ahayd, Waa Gabay Dhaliilo Iyo Su’aalo Ka Kooban Oo Kulmiye Lagu Ganay.

abwaanad Caasha Dacar ibraahim oo ka tirsan xisbiga muucaaradka ah ee Waddani Ayaa Gabay Su’aalo U Badan Fariin ugu dirtay Xisbiga Kulmiye. Abwaanad caasha oo ka Hadlaysay Xaflad lagu Soo Dhawaynayey Taageerayaal ku so Biiray Xisbiga Waddani Ayaa sheegtay In Muuse Bixi Kaligii aanu Sheegan karin oo ragii Ka Mujaahidsanaa ay Maanta Waddani Ku Jiraan. […]

Continue reading …
DAAWO: BARNAAMIJKA HANO-HIMILADAADA+FARSAMADA GACANTA +SOOSAARE.Khadar ismail (DHAMBAAL)
Continue reading …
Daawo:- Waa Qiso Cajib ah Oo Dhexe Inan Aya Abihi

Daawo Waa Qiso Cajib ah Oo Dhexe Inan Aya Abihi wana qiso aad oo laayaab badan waxa oo willki yare abihi wayeey diiyaay side baan ku garaan kara qofka ijacel Side taan waay oo dhacaday

Continue reading …
daawo Silsiladii mudaacalay  Iyo maansada muujiya  Ee uu kaga qayb qaadanyo  Abwaan baashe Xuseen Mx”ud  Abwaan Bogeeye

Silsiladii mudaacalay Iyo maansada muujiya Ee uu kaga qayb qaadanyo Abwaan baashe Xuseen Mx”ud Abwaan Bogeeye  

Continue reading …
La Soco Qaybta 2aadGabayga xogsheeg oo uu tiriyay abwaan baashe boge

hablahaan xabsoonee baqahu xuguf ka siinaynin ee ina xoodan awrkii cadaa xaaji gudinaayay heesaha xortaayee cabdoow xadhigu uu leeyay hablii xoojinaayee xirsoow xagow ka siinaayay xamar iyo markii ay tageen gudaha xayndaale xaajadii xumaatoo xirsoow dhige xijaabkiiye xageebay u jeedaan toloow xumuhu waa yaabe xeerkiyo hablii dhawri jiray xooga dhaqankeena xaragada kuwii noo hayee dhawri […]

Continue reading …
Gabayga xogsheeg oo uu tiriyay   abwaan baashe boge

Gabayga xogsheeg oo uu tiriyay  abwaan baashe boge Waayadan xarfaa gabay xagnaba Xaaji maan tirine Waataan xirsoow gaabsadaan Xidhayba doorkiiye Hayeeshee xumaan so baxdaa Xaaji ii timide Anigoon xaqiiq daahanayn Xafarka ii muuqda Xaajada aan sheegee xogtana Hooya xagasheeda xaawalay sidii loo ogaa xaawa iyo aadan xilkasbay ahaayeen xirsoow xaajo loo galo e xishoodbaa ku […]

Continue reading …
Silsiladii mudaacalay  Iyo maansada muujiya  Ee uu kaga qayb qaadanyo  Abwaan baashe xuseen mxud  Abwaan bogeeye

Silsiladii mudaacalay Iyo maansada muujiya Ee uu kaga qayb qaadanyo Abwaan baashe xuseen mxud Abwaan bogeeye   Marka hore mugwayntiyo Meershaha hanaankiyo Muujiyaa afkaartiyo Madashaa rag iyo dumar Inta maanso keentee Maantiyo horaysaba Marinaayay luuqdoow Maamuus salaanaan Magaciin ku sooree Maanshaa allaa dheha Marka xigana maansadu Waa midha abwaanoo Wuxuu maalin dheehduu Bulshadiisa maandhaw Murti […]

Continue reading …
Hal AbuurAllamaganAbiib

Hal AbuurAllamaganAbiib {Saaxilpress}Raga shiinkacuriyee Shiinlaydiiiidaan Dib usooshamirayoow Burmadsheekadiisiyo Laabsalaaxshirkiisiyo Shamacaafartaagiyo Dabkayshidataylayliyo Shucaacaabatuuniyo Shiishdheeregurayiyo Abwaanadashafqabadkaleh Shiinlaydanyaabkaleh Shurunshuur la mood ka ah Shimbirahasidoodii Codkanshaamareerkaa Shaarbaalibaaxlaha Shinimalabsamaysaaa Miyeyshookigaysaaa Codkashacabkuwaakeee Ninkasheeganayaa Duqsaadshaadh u galisee Waana shay cajaayiba Sharcixidhabamaanarag Beentashaaricii timid Runtaashaadhkalagudaday Shiraackuma dam siinkaro Shamsaydhayaxamoodeen Shalaymaanta may noqon Shibkadheheabwaanadu Shiinlaydiibarigaas Hadayshaacaqaadee Ragbaalabashubaaye Sharwadahasiyaasigaa Marnashifahakeenaha Marnashuushabuuraha Markuushicibkadalasado Ayaasheekobaralay Uushilkeediibuuxsamay Shaahidaad […]

Continue reading …
barmijka Haldoorka Abwaan nAda somaliyed Waxa Oo salidhig OInata Afka somaliga Wadagta

Barnmijka Haldoorka abwaanda Somaliyed waxa Oo Dhexe Oo Yahay Inta Afka somaliga Wadaagta Ama Ku Hadaasha waxa Dhergaali naya Qof kasto Dunaya Ino So ban dheego Arigtidiisa Ama Hadi uu Hayo Tarikh da Afka somaliga Ku so Dhawaada Dhamaan Inta Afkasomaliga ku hadsha

Continue reading …
Page 1 of 3123