Home » Archives by category » feature » Maqaalo
XOG URURIN XAQIIQ KU SALAYSAN OO DHASHAY SAADAASHAN IFTIIMINAYSA (XISBIGA KULMIYE SAAMIGA COD EE UU KA HELI KARO GOBOLKA AQOONTA SOMALILAND EE AWDAL ” ;- Qalinkii Guuled Casarjoog

XOG URURIN XAQIIQ KU SALAYSAN OO DHASHAY SAADAASHAN IFTIIMINAYSA (XISBIGA KULMIYE SAAMIGA COD EE UU KA HELI KARO GOBOLKA AQOONTA SOMALILAND EE AWDAL ” ;- Qalinkii Guuled Casarjoog

Hargaysa(SP):-Anagoo ka Tixraacayna Qodobadan soo Socda saadaasha Waa Sidan Soo socota……. 1. Xogtan Saadaaleed Waxay salka ku Kaysaa Xogaha Rasmiga ah Ee Saga soo Gaadhaya Gobolka Aqoonta Ee Awdal 2. Rabitaanka Bulshada Gobolka Aqoonta Ee Awdal Oo ku qotoma Hab dhaqankooda wanaagsan iyo garashada waxa Dantu ugu jirto iyo maaweelada 3. Taageerada ay u hayaan […]

Cirro Fartuu Dhexda Ka Qaniinayaa Dhawan ,Sababtoo ah Wuxuu Aaminay Siyaasi.  !! Qalinkii Abdisataar Abdilahi Ali “SABRI “

Hargaysa(SP) :-Caynaba , Waridaad , Wadaamagoo , Gara’adag , Ceelafwayn , , Balli dhiig , qorulugud , Dhoqoshay , Qoryaale , warcibraan , Gabagabe, Faqaayuub , laasciidle, raarubuul , Nasiye, Xagal, iyo tuuloouinka degmooyinkaas oos yimaada iyo guud deegaanada Bariga Burco , Galbeedka Ceerigaabo , Bariga Berbera , sida la ogyahay waxaa siwayn looga taageera […]

Continue reading …
Komishanka Doorashooyinku Waxa Ay ku Xad-Gudbeen Xeerarka Dalka Iyo Xeerka Saxaafada Somaaliland Waxaanay U Muqdaan in ay ku fashilmeen Qabashada Doorasho Xor Ah Oo Dalka ka Qabsoonta:

Hargaysa(SP)Warbaahinta onlin-ka Ahi Waa Warbaahinta Ugu Saamaynta Badan Guud Ahaan Dunida Caalamka Ee Somaaliland-na Ka Midka Tahay Waxa Ay wararka Dalka Iyo Dibadaba La Socodsiiyaan Guud Ahaan Bulshada Dalkeena Hadii Ay Magaalo Tahay’ Hadii Ay Miyi Tahay Iyo Gabi ahaan Dadkeena Daafaha Dunida ku Kala Nool Ee Boholyowga Iyo Dal-dabyada U Qaba inay La Socdaan […]

Continue reading …
Sirta maqalka guumeyska ee aadanuhu ka faaiidaysan karo!

Nooc ka mid ah shimbirta guumeyska ah ayaa la ogaaday in aysan ka gaboobin xagga maqalka ama dhegaha, sida ay shaaciyeen seeynisyahano cilmi-baaris ku sameeyay. Waxa kale oo cilmi-baarista lagu ogaaday in shimbiruhu ay iska daweyn karaan dhegaha marka ay gaboobaan , waxaana loo malaynayaa in habkan uu bini’aadamkana ka caawin karo in ay iyaguna […]

Continue reading …
Maqaal: Safarkaan Muqdisho kaga soo qaxay (Abriil-Maajo, 1991) Cabdisalam Cali (Biligsey)

Waxaan halkan idinku soo gudbinayaa sheeko iyo xusuus beri hore i soo martay, aanse doonayo inaan dadweynaha la qaybsado. Nin baa, isagoo ka hadlaya dagaalkii-sokeeye ee Soomaalida, wuxuu yiri, ‘Qof kasta oo Soomaali ah haddii uu qoro wixii soo maray ama qabsaday, taariikhda qaranku wey qoran tahay.’ Sidaasi darteed, waxaan doonaya inaan dadka ku dhiirrigeliyo inay […]

Continue reading …
Xaaladda Dad Ku Sumoobay Jaad Dhulka Oromada laga Keenay – Waraysi

jigjiga(saaxilpress):-Xukuumadda Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa shaaca ka qaadday in ugu yaraan 23 Ruux oo cunay Jaad Sumaysan oo laga keenay Deegaanka Oromada Itoobiya ay xanuunsadeen, isla markaana Dhakhtarrada loo dhigay Xanuunka ay ka qaadeen Qaadka Sumaysan ee ay Cuneen Maanta. Wasiirka Xafiiska Adeegga Bulshada iyo Horumarinta Shaqaalaha Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Axmed Maxamed Koore, ayaa xaqiijiyey […]

Continue reading …
Faaqidaadda: Baraha Bulshada iyo Siyaasadda Somalia

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay adeegsiga baraha bulshada iyo siyaasadda iyo saameynta ay arrintaas ay ku yeelatay siyaasadda Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaya farxaan yuusuf xj aadan

Continue reading …
Google oo lagu dacweeyay in uu mushaarka ugu kala xagliyo ragga iyo dumarka

Saddex dumar ah oo u shaqayn jiray shirkadda wax laga baarto ee Google ayaa maxkamadd geeyay dacwad ka dhan ah shirkadda, iyaga oo ku eedeeyay in ay dumarka sii yaan lacag ka yar midda ay siiso ragga haya shaqooyin kuwooda u dhigma. Dacwadan ayaa lagu sheegay in Google ay ka warhayso xaaladdan, balse aysan waxba […]

Continue reading …
QAADKA OO NOQDAY BALO LOO BAHAN YAHAY!!!!  Qalinkii: KHADAR ISMAIL MOHAMED (Dhambaal)

MAQAAL ……..   Magaalada HARGAYSA ayaa maanta waxa ay gashay MUUDH iyo jawi ka duwan kii caadiga ahaa ee lagu qayiinay. Ka dib markii dadka Ku nool magalada gaar ahaan dadka bahwadaaga la ah cunista qaadku Ku waabaristeen qaad la’aan baahsan iyo waliba kolaydii qaadka oo afka cadceedinaya . Marka aad sii dhexgasho magaalada amaba […]

Continue reading …
Murashax Cabdiraxmaan-ciro Siyaasi Bari Ka Ah Dagaaladii Sokeeye ee dalka ka dhacey Hayaanka Xisbiga Wadani iyo Hankiisa Siyaasadeed Q3aad(faallo)

Cabdiramaan Maxamed Cabdilaahi Cigaal(ciro),Murashaxa jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani waxa uu tacab badan oo hiil iyo hooba leh kula unkey aasaaskii Xisbiga Ucid markii Madaxweynihii Geeriyoodey Marxuum Cigaal seeska u dhigey nidaamka loolanka Siyaasadeed ee Doorashooyinka xorta ah iyo bilowgii ururada Siyaasadda waxaanu mudo badan usoo dhabar adeygay musdambeednimada koowaad ee  Faysal […]

Continue reading …
Page 1 of 18123Next ›Last »