Home » Archives by category » feature » Faalooyinka
Sixir Bararka Dhaqaale Ee Somaliland Waa Mid Xadhka Goostay Oo Cid Xakamaysa Waayey.  Qalinkii : Sahra Baashe Cali.

Sixir Bararka Dhaqaale Ee Somaliland Waa Mid Xadhka Goostay Oo Cid Xakamaysa Waayey. Qalinkii : Sahra Baashe Cali.

  Sixir Bararka Ba’an ee Ka Taagan Dalka Somaliland Waa Mid Maalinba Maalinta ka Danbaysa Kor U Sii Socda Kaas Oo Saamayn Wayn Oo Dhaqaale Ku Haya Bulshada Somaliland. Waxaana Sixir bararka Dhaqaale Uu Galaya Marxalad Cusub Iyadoo Waaberi kasta Ay Jirto Dhaqdhaqaaqa Lacagaha Wax Lagu Iibsado inay kor u kacayaan, waxaana dadku la kulmayaan […]

Qaybo ka Mid ah Goobaha Warbaahinta Somaliland Oo Bilaabay Qorshe Badali Kara Hanaan Xumada Saxafiyiinta

In Mudo Ah Somaliland Waxa Ka Jiray Saxafiyiinka Xaalado Kala Duwan Ku Shaqaynayey Markay Noqoto Dhinaca Warbaahinta. Saxafiyiintu Waxay Ka Hawlgaan Goobo kala Iyagoo Shaqadoodu Tahay Soo Ururinta Iyo Tabinta Mucluumaadka Xaqiiqiga ah Ee Ka Jira Dunida Iyo Deegaanka, Sidaasi Oo Ay Tahay Saxafiyiintu Waa U Adeegaha Bulshada. Saxafigu Maaha Mid naftiisa Iyo Cid Gaara […]

Continue reading …
War Deg-Dega Afar Qof Oo Caawa Ugu Dhintay Magaalada Hargeysa Siyaabo Kala Duwan

War Deg-Dega Afar Qof Oo Caawa Ugu Dhintay Magaalada Hargeysa Siyaabo Kala Duwan (Saaxilprss) Wednesday, November 23, 2016 18:47:39 Hoos kaga bogo Warkaas Oo Faah-faahsan Waxaa caawa magaalada Hargeysa ku dhintay afar qof waxaana ay ku kala dhinteen shilal kala duwan oo ka dhacay magaalada. Qof Ka mid ah dadkaasi geeriyooday waxaa ay xabad ku […]

Continue reading …
Xog-hayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Salaadiin Iyo Siyaasiyiin ku Dhaaranaya in Ay midaynayaan Beelaha Garxajis.

Xog-hayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Salaadiin Iyo Siyaasiyiin ku Dhaaranaya in Ay midaynayaan Beelaha Garxajis. (Saaxilpress) Saturday, November 12, 2016 13:08:34 Halkan Guji Oo Daawo Muuqaalkan Suxufi Abokor Maxamed Cabdi{Suxufi ABokor BURCAWI} saaxilpress.com/Somaliland Hargysa/OFFICE  

Continue reading …
Warbixin: Askar Carabta Isra’iil Ah Oo u Dagaalamaya Isra’iil

Waa aroornimadii lama degaanka Negev, Maxamuud Kashua wuxuu tukanayaa salaada subaxnimo – qori ayaa agtiisa yaala. Maxamuud wuxuu kamid yahay Carabta Israel ee iskood ugu biiray ciidamada Israel. “Waxaan isku arkaa Carab iyo Muslim laakiin sidoo kale inaan ka mid ahay waddankan,” Maxamuud ayaa sheegay isagoo ka nasanaya tababarka xerada. “Waa waddankeenii waana inaan gacan […]

Continue reading …
Sheeko Qiso Dhaba Xambaarsan.  Hadmaa Sida Tan Loo Rogay….!!

  hadmaa Sida Tan Loo roga? Waa Odhaah Ka Soo Yeedhay Wiil Saaxiibkay Ah Xili Aan Safar Kuwada Jiray Waxa u Muuqday Muqaal U Eg Aag Dagaal, Waayo Meesha Kamuu Filayn Sidan Balse Waxa Uu Ogaa In Magaaladu Ahayd Meel Nabdoon Jawigeeduna Dagan Yahay Sidoo Kale Goob Dalxiis U ahayd Dad badan Oo Nasasho U […]

Continue reading …
Ramadaan Kariim Dhamaan Yaa Muslimin. Saaxil Press..

Dhamaan Musliminta gaar ahaan Soomaalida waxaan ugu hambalyeyneynaa Curinta Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Kariim.. Waa Bil lagu xusuusto waayo badan iyo dhacdooyinbadan . Waa bishii  uu soo dagay Qur’aanka kariim ah,Caziizka ah, Kalaamka Allahii ina abuuray.. Waa bishii Qur’aanka la akhrin lahaa , La xifdin lahaaa. Waa bishii Wax labixin lahaa, Lagarab Istaagi Lahaa Masaakinta. […]

Continue reading …
Muqaalo Qurxoon Oo Laga Diyaariye Magaalada Berbera

Sawiro Muujunaya Muqaalada Goobaha Ugu Muhiimsan ee Magaalada Berbera.

Continue reading …
Dhaawacyadii  waxaa cunay Bahalo … Hogaankii Nawatayna Wuu Isdilay: Ciyaalkii Lagu qabtay Dagaalkii Dowlada Puntland iyo Alshabaab oo dhabta ka hadlay..Saaxilpress.com

Dhawaan ayuu dagaal ka qarxay gobolo kuteedsan Xeebaha Puntland gaar ahaan meel lagu magacabo Suuj oo ah bohol ama gud weyn waxa uuna ku dhexmaray dowlad goboleedka Puntland Iyo Kooxda Kadagaalanta Somaliya ee Argagaxisada ah Alshabaab .. Waxayna gabaad ka dhigteen Kooxda Sooduushay Alshabaaba Godweyn oo kuyaala Suuj… Sheekadan ayaana ku qabsatay Kooxda iyo caruurti […]

Continue reading …
Ina Xasan-cawke: Xarragadii iyo xaash-xaashkii Makrifoonka (1948kii – 2015ka)

“Geeridu dibnaha waa mid qudha, dihasho yeedhmeede, Kala daran se waa kala dareen, dugayda dhiilleede, Axmed Xasanna tii naga dishaay, dubatay jiidhkayga, Dar Ilaahay waan kaa naxee, diric miyaad qaadday, Dadkii baad ka wada oohisee, danab miyaad aastay, Dayaxaad madoobaysayeed, damisay nuurkiisa, Dib miyaan indhaha loo tusayn, Diirshe Ina cawke? Doobtiyo rakaaddiyo codkii, dananka reemaayey, […]

Continue reading …
Page 1 of 9123Next ›Last »