Home » Archives by category » feature » Ciyaaraha
Lionel Messi Oo Ugu Danbeyn Soo Taabtay Shabaqa Goolhayaha Halyeeyga Ah Gianluigi Buffon BY.Khadar-Dhambaal

Lionel Messi Oo Ugu Danbeyn Soo Taabtay Shabaqa Goolhayaha Halyeeyga Ah Gianluigi Buffon BY.Khadar-Dhambaal

13,09,2017,Arbaca(S.P.COM) Xiddiga Barcelona Leo Messi ayaa sameeyay xalayto waxa uu hore u sameyn waayay dhow jeer. Xiddiga reer Argentina aya hore ugu hungoobay inuu shabaqa ka soo taabto goolhayaha Juventus iyo xulka qaranka Talyaaniga Gianluigi Biffon. Waxaana ay aheyd wax mar walba maankiisa ku taagnaa, laakiin ugu danbeyn markii afaraad uu ka horyimid ayaa shabaqa […]

Macalinka Chelsea Antonio Conte Oo Waqtigiisa Fasaxa Doortay Inuu Barto Oraahyada Luqada Ingariiska Ee Loo Isticmaalo Kubada Cagta BY.Khadar-Dhambaal

04,09,2017,Isniin(S.P.COM) Tababare Antonio Conte ayaa u isticmaalay waqtigiisa fasaxa ee lagu maqan yahay kulamada heerka caalami inuu horumariyo isticmaalkiisa luqada Ingariiska ee kubada cagta isagoo ku raaxeysanaya mid ka mid ah xeebaha dalkiisa Talyaaniga. Macalinka Blues ayaa lagu sawiray isagoo dhinac jiifa xaaskiisa Eilsabetta islamarkaana akhrisanaya buug Ingariisi ah oo soo koobaya ereyada ingariiska ah […]

Continue reading …
Continue reading …
Wayne Rooney Oo Man City Ka Dhaliyay Goolkiisii 200aad Ee Premier League – Halkee Ayuu Kaga Jiraa Xiddigaha Ugu Goolasha Badan Horyaalka? BY.Khadar-dhambaal

Wayne Rooney ayaa dhaliyay goolkiisii 200aad ee horyaalka Premier League taasoo ka dhigeysa inuu yahay ciyaaryahankii labaad ee abid gaara 200 gool horyaalka Premier League ka dib Alan Shearer. Holgate iyo Calvert-Lewin ayaa ciyaar fiican ku sameeyay garabka midig, iyadoo Calvert-Lewein uu kubada ugu dhigay Rooney xerada ganaaxa dhexdeeda kaasoo isna kubada dabamariyay goolhaye Emerson […]

Continue reading …
Qaab Noocma ah  ayuu Kyle Walker Ku Qaatay Kaadhka Cas ah BY.Khadar-Dhambaal

21,08,2017,Salasa(S.P.COM) Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Man City ee Kyle Waler ayaa durba kulankiisii ugu horeeyay ee uu ku ciyaaro Etihad kulan horyaalka ah kaarka cas ku qaatay. Walker ayaa ciyaarta laga saaray daqiiqadii 44-aad kadib markii kaarkii 2-aad ee digniinta ahaa la siiyay kadib markii uu khalad galay. Xiddigan reer England oo kooxda Citizen […]

Continue reading …
Thibaut Courtois Oo Sheegay In Guushii Ay Chelsea Ka Gaadhay Tottenham Ay Muujinayso In Ay Blues Ku Jirin Musiibadii 2015 Oo Kale. BY.khadar-dhambaal

Goolhayaha kooxda Chelsea ee Thibaut Courtois ayaa sheegay in guuldaradii kooxdiisa ka soo gaadhay kulankii furitaanka Premier Leaque ee Burnley in ay ahayd digniin toosin u ahayd kooxdiisa Blues wuxuuna ku dooday in guushii ay ka soo gaadheen Tottenham ay muujinayso in ayna xili ciyaareedkan ku jirin musiibadii sanadkii 2015 markaas oo ay ku fashilmeen in […]

Continue reading …
Barcelona Oo La Shaaciyay Inay Isbuuca Soo Socda  Dhameystiri Doonto Saxiixa Xavi-ga Afrika. BY.Khadar-Dhambaal

Barcelona ayaa isbuuca soo aadan laga yaabaa iney soo afjarto saxiixa xidiga khada dhexe kaga ciyaara Nice Jean Michel Seri iyadoo bixin doonta qiimaha lagu jabin karo heshiiskiisa oo ah 40 Malyan oo Euro sida lagu daabacay wargeyska Mundo Deportivo ee kasoo baxa gobolka Catalan. Inkastoo sharciga faransiiska uusan qasab ka dhigeynin lacagaha lagu jabin karo […]

Continue reading …
Tababare Zidane Oo Shaaciyay 19ka Xiddig Ee Real Madrid Ee Uu Caawa Kala Hortagayo Deportivo & Cristiano Ronaldo Oo Weli Ganaax Ku Maqan BY.Khadar-Dhambaal

Tababare Zinedine Zidane ayaa shaaciyay 19ka ciyaartoy ee uu caawa kala hortagayo kooxda Deportivo La Coruna kulankooda ugu horeeya xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka La Liga ee 2017-18. Cristiano Ronaldo ayaa kulankaan ganaax ku seegaya ka dib markii xiriirka kubada cagta Spain ay ganaax shan kulana h duldhigeen markii uu casaan qaatay islamarkaana riixay garsooraha […]

Continue reading …
Miyey Arsenal Rajo Ka Leedahay Heshiis Cusub Oo Ay Saxiixaan Sanchez, Chamberlain & Ozil?   BY.Khadar-Dhambaal

16,08,2017,Arbaca(S.P.COM) Tababare Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday ineysan ka niyad jabin doonin rajadooda ah iney qandaraas cusub ka saxiixaan xidigaha lexis Sanchez, Mesut Ozil iyo Alex Oxlade-Chamberlain. Arsenal ayaan wali qaadin talaabo muhiim ah oo ku aadan sidii ay heshiis cusub uga saxiixi laheyd xidigaheeda ugu muhiimsan inkastoo 12-bilood kadib ay xidigahaan xor ka noqon […]

Continue reading …
Muxuu Tababare Ernesto Valverde Ka Yiri Guuldaradii Xalay ay kala kulmeen Real Madrid  BY=khadar-dhambaal

Barcelona ayaa guuldaro kala kulantay Real Madrid iyadoo joogta gurigeeda lugta hore Supercopa de Espana, balse tababaraha cusub ee kooxda Ernesto Valverde wuxuu dareensan yahay in kooxdiisa ay u ciyaartay qaab wanaagsan oo aan u qalmin in goolashaas looga badiyo. Afar gool oo ay kala dhaliyeen Pique, Messi, Ronaldo & Asensio ayaa kulankii El-Clasico ee […]

Continue reading …
Page 1 of 26123Next ›Last »